Ciidamada Danab howlgal qorsheesan kusoo qabtay xubno katirsan Al Shabaab

Ciidamada kumaandooska ee Danab ayaa howlgal qorsheesan ku galay deegaannada Tooratoorow & Caliyoow Baaroow ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo maamulkeeda gacanta ugu jiray Al Shabaab. Howlgalka ciidamada Danab ku galeen deegaanada Tooratoorow  iyo Caliyow oo mid qorsheesan ahaa ayey ku beegsadeen baro koontarool oo Al Shabaab ku lahaayeen deegaanadaasi iyo xarumo kale. Saraakiisha Ciidanka … Continue reading Ciidamada Danab howlgal qorsheesan kusoo qabtay xubno katirsan Al Shabaab